Galbeedka Magaalada Beledwyne oo ay markale la wereegeen Xoogagga Al-Shabaab Xaalada ayaa ah Galabta mid degan, waxaana furan goobaha ganacsiga ee dhanka Galbeed, waxaase jira dareen xambaarsan cabsi oo ay qabaan dadka ku dhaqan magaalada Beledweyn, iyadoo ay ka baqdin qabaan in Ciidamada Ethiopia mar kale gudaha u soo galaan.
...
- 06 Sep 2009
Wadahadalo Dib u heshiisiineed oo u bilowday Mas'uuliyiin ka mid ah Dowlada Soomaaliya iyo Xisbul Islaam Wasiirka oo sii hadlayay waxaa uu ka hadlay Ciidamada Amisom iyo waxqabadkooda mustaqbalka, wuxuuna sheegay in ciidamadaas la soo kordhinayo, marka la soo kordhiyo kaddibna waajibaadka loo bedeli doono, isla markaana laga dhigi doono nabad dhaliyayaal, halka ay haatan ka yihiin nabad ilaaliyayaal.
...
- 05 Sep 2009